Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Pfka ma cudur jiraa?
(1/1)
Kaatib:
Asc dhamaan dhaqaatiirta somdoc ,sln kadib waxan raba in layga jaahil bixiyo
Pfka ma cudur jiraa ? Maxaase lagu garankara cudur kan?????
SomaliDoc:
Pfka waxaa laga wadaa "Plasmodium Falciparum" waa nooc ka mid jeermiska keeno duumada / malaariyada oo kaneecadu xambaarsan tahay.
Waa nooca ugu qatarsan oo maskaxda gala, qofkane coma u gali karo darteed.
Waxaa lagu ogaan karaa iyadoo sheybaar lagu baaro oo lagu arko jeermiskaan, waxyaabo uu uga duwan yahay kuwa kale ee malaariyada keeno ayaa jira.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version