Author Topic: Su'aal: Walasheey ayaa dhikar ku dhacay 6 bil ka hor?  (Read 2435 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deeqa Ugaas

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Walasheey ayaa dhikar ku dhacay 6 bil ka hor?
« on: April 16, 2016, 05:34:37 AM »
Asc ad baan idinkugu mahad celinayaa  allaha idin barakeyee waxan dhaqtarka weydinaa walasheey ayaa dhikar ku dhacay 6 bil ah ayuu hayaa waxay kedahay 4 caruur ah oy dhashay mudo 10 sano waxba ma dhalin waxay kedahay qal qal dhiga ah sanadkeda waa 41 jir wana la qabaa gor keda waxaa kasoo baxa dhibco dhiig gaduudan ah oo ayada dhan kaso baxaya qeeyba hose haba ugu daratee cajirada lugaha hose qeybta ah ineey sidi fin isku kusaan ayey bilabeen wana cun cunayaan  maxaa sababa dhig bax jogta ahna way ledahay iyo hurda la aan xanaaq badan insha allaah jwb wacan wsc shugran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Walasheey ayaa dhikar ku dhacay 6 bil ka hor?
« Reply #1 on: April 29, 2016, 10:06:15 PM »
Cabashada walaashaa way kala duwan tahay, dhowr cilladne way noqon kartaa, waxaa habboon in aad la xiriirisid dhakhtar si loo baaro caafimaadkeeda.
Qalqalka dhiiga markii da'daas haweenku gaaraan way dhacdaa maadaama xilligii dhalmodayskauu soo dhawaaday.
Maadaama baro gadgaduuan iyo dhiigbax aad sheegtay iyadane waa suuragal in cillad xinjiroobis dhiiga inay jirto, laakiin baaris bay u baahan tahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: