Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Marka caadada dhiiga ii soo dhaw yahay?
(1/1)
Umu caaisha:
Asc Dr waa ku salamay salaan kadib...su.Aasheeda oo ah. .Marka caadada dhiiga ii soo dhaw yhy meeqa maalin ee ugxaanta diyaar noqo karaa. .tusaale hada 10 bari aa iga dhiman dhiiga caado xilagiisa. .fursada goormee jirtaa. .su.aasha labaad test pregnant uurka lagu ogaado meeqa maalin uu ku soo saari karaa hadee. Wax jiraaan...
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5405.0
IYadoo faahfaahsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5839.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version