Author Topic: Su'aal: Maxaa keeno murugada joogtada ah?  (Read 3624 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shaaadia

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maxaa keeno murugada joogtada ah?
« on: April 30, 2016, 05:53:44 PM »
Dr asc wr wb dr walshayda aya dhib haystaa mar walba way murugaysantahay wayna cabsanaysa shacuurteedana maso gudbisan karto qafna lama shekaysanayso xitaa anaga bal iskaba daaye bulshada kaleto had iyo jeer feker joogta ah ayay ku jirtaaa  waxayna shekadan bilawdey 2badaan sano kadib kahor way no ficneyd balse mar qura ayay is badashay ayada dhan ee dr bal maxa hayaadisledahay maxase talo nasin lahayd mahdsnaid shaqada wacan ad uqabanaysan bulshada somaliyedna aad ayaan idin kaga mahad celinaynaa qeer ayaan idinkuogahay halkaas kasi wada insha allah




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maxaa keeno murugada joogtada ah?
« Reply #1 on: May 20, 2016, 09:35:28 PM »
Fadlan qoraalladaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=878.0
Kadibna gabadha halala sheekaysto, haddii ay diidane dhakhtar ha loo geeyo si loo ogaado waxa dhibayo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60851
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 112562
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 62332
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 67560
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig
Su'aal: maxaa farqi u dhaxeeyo ragga leh jocorta iyo ragga aan laheen?

Started by JaakeyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31960
Last post June 11, 2017, 12:22:58 PM
by SomaliDoc