Author Topic: Su'aal: Gudniinka iyo dareenka inanta ??  (Read 6245 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Canabcumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Gudniinka iyo dareenka inanta ??
« on: May 01, 2016, 11:00:56 AM »
Asc su aashaydu waxay tahay waxaa jira laba nooc oo ay somalida hablaha u guddo sunni iyo fircooniga. Haadaan fircooniga so qaadano waxaa ladhahaa inanta loo gudo dareenkii baa ka luma o way ka dareen yar tahay inanta sunniga ah hadaba su aashayda waxay gabadh fircooniya oo hadana dareenaheeda caadi yihiin maxaa sababay ma la oran karaa dareenka sariirta wax xiriir ah lama laha xubinta la jaray ????




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Gudniinka iyo dareenka inanta ??
« Reply #1 on: May 22, 2016, 07:27:22 PM »
Waxay ku xiran tahay qaabka loo guday iyo wax la jaray.
Gudniinka fircooniga laftirkiis ayaa heerar kala duwan leh ee halkaan ka akhriso noocyadiisa iyo dhibaatooyinka lagala kulmo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1907.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Shaaha cagaaran oon sonkor lagu darin dareenka raga ma kordhiyaa?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7858
Last post June 05, 2015, 06:39:16 PM
by SomaliDoc
Alle barigu waa daawada dareenka murugada

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maskaxda

Replies: 0
Views: 33319
Last post November 10, 2010, 08:59:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: ma jirtaa daawo kicisa dareenka dumarka?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7077
Last post September 20, 2011, 04:54:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?

Started by AdenyareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 12549
Last post November 13, 2017, 02:57:41 AM
by CilmiSabca
Re: Su'aal: Maxaa dareenka hoos u ridi kara?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 5069
Last post November 12, 2017, 08:21:12 PM
by CilmiSabca