Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gynecomestia (enlarge breasts)?

(1/1)

Endzok:
Asc asxabta iyo dhakhaatiirta
Waxan rabay inaad idin weydiiyo
Maxaa keena naasaha ragga oo soo fuur-fuuro ama barara
Afka hore ee naasaha ayaa bararan wax xanuun ahna iguma hayo mar marka qaarkoodana markan xantoodo wey dagaan oo sideydi hore ayey noqdaan
Lkn waxan layaabanahay waxa keenay waxab
Marka maxaa lagu xalin karan

                              Mahadsanidiin
                   

SomaliDoc:
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version