Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka Cirbaha Ku dhaca?
(1/1)
Abdialle:
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi
Walaal Waxaan wax idinka Weydiinayaa Xanuunka Cirbaha Ku dhaca . Maahan Cirba Hurka ee waa xanuun keena In jilif ama maqaar adag uu koro , waxeyna leedahay Cuncun daran , mararka qaarna waxaa lunta dareenka ciribta.
Maxaa Keeni Kana Maxaase lagu daweyn karaa?
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5982.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version