Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Pulmicort Side Effects?

(1/1)

Abdi21:
Asc walalaheeyga sharafta leh salaan kafib waxaan ahay qof isticmaalo daawada pulmicort iyo sulmicort waxaan isku arkaa wax yaalo badan oo eey kamid tahay kabuubuo hurdada markaan kakaco ah gacmo dhidid iyo lugo dhidid daal badan qunfac marka aan dhaqtar utago isfahankeena ayaa adkaada waana waanka danishka waxaan kala saari waayay in dhaqtarka uusan ahmiyad iska keey siin iyo in aanan aniga aqoon sida dhaqtarka wax loogu sharaxo marka walaalayaal bal iiga soo jawaaba waxa eey keeni karto daawaaan oo ugu badan kabuubyo iyo deganaan la aan daal iyo tabar dari caatoobid iyo wax yaabo badan

SomaliDoc:
Daawada waxay ka mid tahay "Steroids-ka", waxaana filayaa in aad isku buufisid oo neef ahaan iskaga daawaysid, badanaa nooca la isku buufiyo dhib wayn laga lama kulmo, laakiin nooca cirbad ahaanta loo qaato ayaa dhibaatooyin laga dhaxlaa badanaa ee ka akhriso halkaan waxa ay yihiin kuwaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3223.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version