Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan ka dhawacmay waxa loo yaqaan knee croos band?

(1/1)

Jaakeye:
Dr wxan ka dhacamay. Wxa loo yaqaan knee croos band
 Dhaqtar wuxu I sheegey  sedex bil kadib ayan egaynaa wxa dhaca  waayo waxa jira ciyaartooy dhawacan oo kle qabay lkn hada bogsadey   adna wan ku ku soo egaynaaa sidad noqoto
 Marka dhaqtar  wxan raba inan ogaado. Hadii qalin an galo inta bilood ee an kaga soo laban karo qalinkaa. Iyo warbxin ku saabsan cross band  ka  iyo in hadii u jabo uu iska kabmi karo iskiii. 
     Wad mahsanty

SomaliDoc:
Waa seedaha jilbaha ee ma ahan laf ama carjaw jabtay, in qalliinka aad dhakhso ka soo kabsatane waxay ku xiran tahay nooca seedka dhaawacmay iyo heerka dhaawaca uu gaarsiisan yahay, waxaa su'aashaan kaaga jawaabi karo qofka feelkaaga gacanta ku hayo oo warbixintaada safiican ula socdo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version