Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa?

(1/1)

Abdirashiid.osmaan:
Salaama Alaykum ... Dr ' waxaa rabaa in aan ku su'aal ku wediiyo

Cuduradada ku dhaco Ciridka maxaa lagu daween karaa ..

SomaliDoc:
Cudurro badan ayaa ciridka ku dhaco ee kee ula jeeddaa?
Wayna kala duwan yihiin siyaabaha loola tacaalo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version