Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuun iyo wareer iyo culees lala soo tooso?

(1/1)

Abdi21:
sc madax xanuun iyo wareer iyo culees lala soo tooso xiriir mala yeelan kartaa sigaar cabis badan oo mudo dheer 20 sano kabadan lacabayay tan kale isbedelka cimilada saameeyn maku yeelan kartaa waxaan dareemaa xiliga samarka ama winterka bilowga yihiin tan kale gastric icid reflex ayaan qabaa aashitadayda ayaa aad ubadan abuur ayaan daayaa marka aan soo toosana oo aan biyo badan xabo waxaan matagaa jaale aad ubadan ama dhanaan xunbo wata marka arimahaas is uruursaday maxay saameeyn ku yeelan karaan

SomaliDoc:
Sigaar cabista wuu keenaa madax xanuun, wuxuu ciriiryaa xidida madaxa tanoo keenayso in jirku soo daayo wax waasiciyo xididadaas oo wata madax xanuun siyaado ah.
Fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado calool xanuunkaaga, inuu gaas yahay iyo wax kalaba.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version