Author Topic: Su'aal: Biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan?  (Read 5482 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maimunakhalif

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan?
« on: April 21, 2016, 12:28:21 AM »
asc all doctors waad salamantihiin .wxaan weydiin raba biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan ilkaha wax dhib eh ma u keenaan .waxey ii xiranyihii 2 weeks waxaan rabaa in aan iska furo because kuma qurxani marka hadaan furo before time ilkaha ma wax dhibĂ ato iiga dhacayso.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan?
« Reply #1 on: May 06, 2016, 09:25:09 PM »
Maya wax dhib ah kuuma keenayaan, haddii aad iska furtid sababtii aad u xiratay ayaa meesha ka baxayso.
Haddii aad ilko lakab lahayd oo aad rabtay inay ilkahaaga kuu sinmaan oo aad qurxoonaatid, waa in aad u sabartaa birahaan oo muddo dheer kugu xirnaan doono, oo aad dadka waxa ay kaa sheegayaan ka indho daboolatid.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Dalxa

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan?
« Reply #2 on: May 06, 2016, 10:07:09 PM »
Asc Dr. waxaan rabaa inaan xidho biraha ilkaha,  waxaan ka waraystay wiil qaba oo ilkihiisa ay iskor saarnaayeen/lakab wuxuu qabaa sanad iyo badh ilkihi way u simeen lkn wuxuu sheegtay inuusan foolasha wax adag ku goosan karin, marka doctor ma isleedahay marka laga furo biraha ilkaha adeegoodi hore wuu usoo noqonayaa, maxayse khatar caafimaad leedahay birtaas thans.

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Biraha ilaka lagu xirto si ey kugu simnaadan?
« Reply #3 on: May 27, 2016, 09:29:52 PM »
Way soo noqon doonaan, laakiin iska hubi in qofka kuu xerayo uu yahay qof aqoon u leh, gacantiisane la amaanay.
Dhibaatooyin ma keenaan haddii safiican loo xiro, ciridkane dhaawac laga ilaaliyo, ilkahane joogto loo sifeeyo cunnada ka dib.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 113761
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keeno Waji Saliida? Maxaa lagu daaweeyaa?

Started by HaykalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66616
Last post February 16, 2016, 10:07:14 PM
by SomaliDoc
"Shooga Dhaqanka" Waa Dhibaato Qurbaha Lagu Arko.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 31353
Last post January 17, 2017, 05:34:31 PM
by SomaliDoc
Sidee loo beeraa ubadka maxana looga bahan yahay haweeneyda lagu beerayo?

Started by BilaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 57314
Last post December 21, 2009, 07:54:40 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 38357
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca