Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sanka oo dhiig bilaa nabar ah iska yimaado?

(1/1)

Ilyas Abdikarim:
Asc wr wb dr waan kaaga mahad celinayaa waqtigaaga qaaliga ah iyo sida wanaaga badan oo aad inoogu faaideyso dr waxaan wax kaa weydinaya xanuun aan in badan la dhibanahay dr sanka dhinac kamida ah ayaa dhiig iga imaada waliba xilli kuleelaha dhiigas oo aad ii dhiba xitta anigoo jiifa ayuu iga iman marar ka qaar oo aan ku kacaa mararka qaar ano tukanaya ayuu iga yimaada oo salaada sujuuda kujiro marka uu iga yimaado waan wareera waxaan dareema kuleel zaaid ah waxaan isku arka 3 sano iyo in kabadan mar ayaan dr xaafad ii dhaw jooga utagay wuxuu iga qaatay lacag wuxuuna sanka gudihiisa mariye dawo wax na wuu ku dhajoye isbuuc waan ka nastay xanuunki kadib wuu igu bilowday hada aan kula hadlayo xalay saq dhexe baan kukacay habeen hore sidookale  dr waxan kaa codsanaya in aad iishegto waxa u asalka ah iyo daawadiisa iyo wixi talo ah oo aad isiineyso yaan kaa ilaabina waxan qaba sanboor oo ad ii dhibo dadka qaar markey i arkan waxey igu dhahaan waa samboor halka qaar igu dhahaan waa san qaroor waana caafimad dhiiga kaa imaanayo lkn uma arko cfmaad aniga dr fadlan adoo mahadsan jawaabta waan kaa sugayaa alle ha kubarakeyo in badana qoraaladaada quruxda badan wan kaga mahad celinaya .

Ilyas Abdikarim:
Fadlan Jawaabta Ayaan Sugaya Dr mahadsanid

SomaliDoc:
Qoraal ku saabsan san-gororka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version