Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado?
(1/1)
Amran Marwo:
asc drs waxaan qabaa su.aaaal
markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado ilaa 6days ka dib waxaan isku arkayaa dhiig kaadida soo raacaya
SomaliDoc:
Fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado ma cillad kaadi mareenka ah baa mise xiriir abuuris ee ka dhaxeeyo labad dhinac ayaa jira.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version