Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: 4 yrs waxba ma dhalin?

(1/1)

Nimco Jama:
 Walalalayal su aal baan idin ka sugayay muddo iiga soo jawaaba sida ugu dhakhsiyaha badan idinko mahadsan taladinu muhiim bay ii tahay  su aashaydu waxay tahay walal waxan ahaa xaas muddo afar sano ah wax ubad ahna maan dhalin dhiiga caadada aad ban ugu xanuunsan jiray walaw uu markii danbe gaadhay inuu hal maalin isagon badnayn iga yimado dhakhtar ban u tagy wuxuu i dhahay hoormoonka naasaha ayaa kugu badan saasa keentay in xubnahagi taranku diciif noqdaan makaankuna wuu ku bukaa sido kale wuxu i shegay in kaadi marenada iyo kaadi haystuba i bugto walal waxan garan waayay hoormoonka naasaha ee uu yiri wuu kugu batay fadlan iga jaahil bixiya raalina iga ahada hadan su aashi mar labad idinku soo celiyay

SomaliDoc:
Waa hormoonkaan ee ka akhriso qoraal ku saabsan halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6359.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version