Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Jug Aya Igaga Dhacday Dhanka Feedhaha?

(1/1)

Cabdi Qadir Mohamed:
Sual 1 aad Digtoore  ( Jug Aya Igaga Dhacday Dhanka Feedhaha Dhabarka Ano Kubad ciyaraya Ayu Inan Igu So Dul Booday Ka Dib Suxul\Xusulkisa O Xoogan Aya Igu Dhacay Malinti Ila Hada Feedhaha O Dhan Xanuun Ban Ka Darema Dhaxan Markay Jirto Xanuun Ban Darema Dhanka Fedhaha Ah 'Farta Hadan Ku Taabto Way I Damqadan ' Mudo 1 Sano Ka Hora Ayan Raajo\Sawir Iska Saray Waxad Qabtid Ma Laha Ayu Dhakhtarki I Dhahay ' Marka Digtoor Ma I Sheegi Karta Xanuunkan An Feedhaha Ka Dareemayo Waxa Sababaya ? Mase Noqon Karta TIBAY Ofed ?

 Sual Labad Digtr : Qofku Hal Mar Ma Wada Qadi Kara Labada Cudur a Jabtida Iyo HIV ' Se Isago Qofku Qabo Labada Cudur Hadad Xidhiidh Galmo La Samayso Ma Ka Wada Qadi Karta Labada Cudurba ?
Wa bilahi Tawfiq

SomaliDoc:
Jugta ku gaartay qasab maahan in ay laf jabisay, muruqa ama neerfaha ayay wax gaarsiin kartaa, TB-da jug ma ku timaado.
Su'aasha labaad qofka waad ka wada qaadi kartaa hal mar Jabti iyo HIV haddii aad u galmooto.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version