Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaaskayga waxay qabtaa (cagarshow B)?

(1/1)

Harun Hurun:
Asc doctor ilahay ajar iyo xasanaad
Doctor su , aal caafimaad ah baan qabaa

Xaasbaan leeyahay  (reer baa ii jogo) 
Doctor,: xaaskayga waxay qabtaa (cagarshow B)
Ee maxaan  doowo siiyaah

(2)  Doctor  ani waxaan qatay talal inta ka hor
Mark dowadu maxay iga caawin

SomaliDoc:
Cagaarshowga heer la daaweeyo ayuu leeyahay iyo heer daawada laga ilaaiyo waa in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo kala ogaado.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version