Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Murqaha iyo kalagoysyada xanuun ah?
(1/1)
Hassan dayax:
Walaalo salaan ka dib waxaan isku arkay murqaha iyo kalagoysyada xanuun ah .shuban iyo calool majiirid iyo cagaha oo i huraya mudo 5 bil ka hor weeye shubankuna waa 2 week. Baadhis dhiiga ah ba laygu sameeyey waxba laga waa
Hassan dayax:
Salaan
SomaliDoc:
Xanuunka tiifowga ee caloosha ku dhaco loona yaqaano Salmonellosis iska baar, waxaadna ka baartaa saxarada, astaamaha aad tilmaantay wuu u eg yahay, cillad kalane way noqon kartaa.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version