Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Wadnaha aa I garaacaaya speed badan?
(1/1)
Run:
Walaal wadnaha aa I garaacaaya speed badan inaan dhimanaayo umaleeyaa ., waxaan umalayn inaan qabo anxiety ee maxaad ugala talin lahayd walaal thanks
Navigation
[0] Message Index
Go to full version