Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gabar uur leh ayaa qaliin lagu sameeyay?

(1/1)

Samatarqalaf11:
ASC ugu horeyn waan ku salaamay doctor salaan kadib waxan rabaa in aan kuweydiiyo su aal
gabar uur leh ayaa qaliin lagu sameeyay kadib waxa la dhahay labo sano uur ha isku qaadin gabadhi irbad ayaa lagu dhiftay uurka udiidayso oo la dhaho diapot injection mudo 40 cisho ah kadib dhiig ayaa ku dhacay ayado sabab sanaysa subag idaad oo ay canjeero ku cuntay dhiigaas marku joogsado malaga yaabaa in ay uur qaado mise waa wax iska caadi ah oo cirbad kale miyay ubaahee mise cirbidi hore ayaa lagu deyn  jwb

SomaliDoc:
Fadlan hala xiriirto dhakhtarkii daawada u qoray, sababtoo ah muddada loogu talagalay ma ogaan kari, midda kale "depot" macnaheedu waa daawada oo tartiib jirka u gasho ee ma ahan magaca daawada la siiyay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version