Author Topic: Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?  (Read 3268 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Husni

  • Newbie
  • *
  • Posts: 9
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?
« on: May 12, 2016, 01:10:41 PM »
asc dhaman howl wadeynada iyo dhaqatirta sharafta leh utagan in ay haqabdiraan bulshadoda wan idin kaga mahad celinaya dadaalkiina iyo waqtigiina qaliga ah.

majiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali? hadii ay jiraan xagee kaheli karnaaa?
 insha alah waxan idinka rajeynaya in aad dhaga haqab diri dontaan
              mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?
« Reply #1 on: June 01, 2016, 09:17:02 PM »
Waa laga yaabaa inay jiraan, laakiin buugaag aan qornay oo suuqyada laga heli karo ma jiraan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78261
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa nidaam Islaami ah oo xadeeya isku tagga lamaanaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6110
Last post September 27, 2011, 11:00:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka ilka dawacadu ma cudur jiraa mise?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 17807
Last post May 20, 2012, 01:27:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan jiraa 16 sano mana qaan gaarin?

Started by Xuseen CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 28741
Last post February 26, 2016, 10:37:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa kareem la mariyo xubinta ragga?

Started by شرحبيلBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9321
Last post December 01, 2019, 01:25:38 PM
by SomaliDoc