Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ma jiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali?

(1/1)

Husni:
asc dhaman howl wadeynada iyo dhaqatirta sharafta leh utagan in ay haqabdiraan bulshadoda wan idin kaga mahad celinaya dadaalkiina iyo waqtigiina qaliga ah.

majiraa bugaag cafimad ah oo kuqoran afsomali? hadii ay jiraan xagee kaheli karnaaa?
 insha alah waxan idinka rajeynaya in aad dhaga haqab diri dontaan
              mahadsanidiin

SomaliDoc:
Waa laga yaabaa inay jiraan, laakiin buugaag aan qornay oo suuqyada laga heli karo ma jiraan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version