Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sigaarka side ayuu wax yelo ugu geysta heart and lungs?

(1/1)

Husni:
sigaarka side ayuu wax yelo ugu geysta heart and lungs? sigarka chemico dhuce ah ayu kasameysan yahay? insha alah waxan idinka rajeynaya in aad wax badan dhofaah fahin dontaan insh wad kumahadsantahiin kun iyo kow jer waqtigiina qaliga ah aad dhalawadagtaaan
              mahadsanidiin

SomaliDoc:
Dhibaatooyinka sigaarka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=602.0
Dhinaca sambabka, waxay sunta sigaarka ay dul fadhiisataa unguyada neefsiga u qaabilsan ee sambabada.
Dhinaca wadnaha, wuxuu sigaarka dhaawac gaarsiiyaa xididada yaryar ee wadnaha dhiigga siiya, tanoo keenayso in xididka uu ciriiri noqdo ama dhiigga safiican u wadi kari waayo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version