Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee iigu reesan kartaa ibta guska?

(1/1)

Mr Mahamed:
Asc ditoore aad ayaad umahad santahay waan arkay shu aashii aad iiga soo jawaabtay (jelq  exercise) lkn ditoore waxaa soo baxay sidaa sheygeysay in ay i xanuunto ibta guska hada mudo 5 shan maalin laga joogo ayee ixanuuneysaa 

Waan iska joojiyay waxii aan sameenaayay

Ee hada sidee iigu reesan kartaa ibta guska maanta?
Ama maba reesan doonto miyaa xogaa xaf xaf ayaan kateemayaa ibta guska wax daawo miyaa qaataa oo aad adiga taqaanid?

Kawaram hadaan qaato dawada qalajiyo ah magaceda ladhaho (flucamox)(amoxylin & flucloxylin) 500 gm

SomaliDoc:
Haddii aysan dhiig ka imaan, way iska raysanaysaa ee faraha ka qaad, daawadu waa qallajiye waxay waxtartaa kaliya markuu infekshan jiro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version