Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cabudhka sanka?

(1/1)

Boqorka:
ASC bahdo somali doc wall waxaan rabaa waxaan isku arkay in aan aad u cabudho marka aan habenkii sii seexanayo
markaas oo labada san ama dul uu kolba mid i xidhmo ama aan hindhiso aroortii iyadoo aan arkay indhaha laftooda oo alergic keeno

SomaliDoc:
Waa nooc allerjiga ka mid ah, waxayna ku dhacdaa siyaabo kala duwan sida in sanka dulkiisa uu bararo markii aad xasaasiyad kugu dhacdo ama hilibka sanka dulkiisa inuu ku yaallo ama cillad sanqada inay jirto, fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado cilladaan, daawane lagaaga siiyo.

Akhriso qoraalladaan:
1- Sanboorka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
2- Hilibka Sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
3- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version