Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan idin waydinaya waxa lo yaqaano xalus?

(1/1)

Cayuush Omer:
asc doctors waxaan idin waydinaya waxan lo yaqaano xalus (waa inay buurato caloosha qaybteda hose markanlo eego inteda kale) ma xanuun ba mise waa wax iska caadi ah ? cayilka qayb ka mid ah caloosha miyay ka dhacda mise mandhicirada???
shukran

SomaliDoc:
Waa wax la xiriira qaabka cayilku jirka u galo, dadka qaar caloosha ayuu ka galaa, dadka qaar bowdyada, dadka qaar garbaha, dadka qaar barida.
Cillad gooni ah ma keento laakiin waa qaabka uu alle ugu tala galay in jirkaaga baruurta u keydiyo, waana arrin ku badan ragga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version