Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan aad u isticmataa basbaaska?

(1/1)

Mr Mahamed:
asc ditoore aniga ahaan waxaan aad u isticmataa basbaaska ma wax dhibaato ayuu ikeeni karo maajirto dhanka caafimaadka dadka waxay dhahaa bawasiir ayuu keenaa aniga waan ka diidaa

SomaliDoc:
Basbaaska iyo warbixintiisa oo dhameestiran ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version