Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxay iga badhay gudaha?

(1/1)

Maida:
Dr  suaal ban raba ina ku waydiyo adigo mahdsan waxn ahay gabar xasa mudo 5 Sano dhaqtar baan tagy dhawan  waxay iga badhay gudaha waxy idhahday ugxantada iyo makankaga tuboyinkisa waa cadi waxba ma qabtid  ee marka dhiga cadada kugu dhaco  dhiig iska qaad sidii ban sameyay iyada lo diray marka hadana waxay igu tiri eeg stol kaga yar biyaha  in lagugu shubo u badntahy kanina wa jira si wacan uman fahmin marka Dr iga jahil bixi si gara ina kula xiriiro wan rabi laha insha Allah khayr Dr iga rali noqo hadan qorlka kugu dhereyay

SomaliDoc:
Ma fahmin su'aashaada, maxay tahay waxa yar oo aad u baahan tahay in biyo laguugu shubo? ma cadaadiska dhiigaaga ayaa dhacsan bay ku tiri?

Maida:
Maya Dr waxay dhaday ugxamhaga baa yaryar  dhigaya waxba ma qabo Dr

SomaliDoc:
Su'aashaada waxaan ka fahmay in ugxantaadu ay yar tahay ama daciif tahay ee akhriso qoraal ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5566.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version