Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun gumaarka iyo wareega ah?

(1/1)

Qalbiyare:
Asc diktoore marka hore wa ku mahadsantihin howsha culus ee ad u haysaan bulshada khayr allaha idin ka siiyo su'shayda waxa weeye dr uurka imisa beri ba lagu ogaan karaa tusaale hadi ay gabdhu caadada ka qubeysatay hadana 2 beri kadib ay dareento wareega o xanuuna 5 maalin kadibnah ay aroorti matag iyo la labo isku aragtay mxa la dhihi karaa mida kle hdi an ku baaray pregnant test oo u negative so saaray asbuuc ama 10 beri laguma ogaan karo miyaa mahadsanidin.

SomaliDoc:
Waa suuragal inay uur tahay, laakiin haddii kaadida laga baaro mudadaas gaaban lama ogaan karo ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5875.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version