Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Dr salan kadib,  waxaan halkan kugu soo gudbinayaa su, aal ah markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho kadib carabkayga gadaal cadayga ku xoqo waxan dareemaya lalabo in an hunqaco calooshayda waxad moodaa in ay kor isoo kacayso Dr waxas ma cudur Ba mise waa caadi pls I'll wait your answer thks

SomaliDoc:
Taasi waa arrin dabiici ah waxaana loo yaqaanaa "Gag Reflex" sababtoo ah waxaa dalqada gadaale ku yaalo xubin loo yaqaano "phyrnx" oo haddii wax taabtaan murqaha dhuunta soo kogiso, sidaasne qofka matag u qabto, waa arrin dabiici ah oo alle bini'aadanka ku abuuray.

Akhaa Binu Jowhari:
Dr thanks waan arkay jawaabta isiisay jazaakum laah

Navigation

[0] Message Index

Go to full version