Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Timaha Garka Kasoo Baxo?
(1/1)
Akhaa Binu Jowhari:
A/kadir
Asc...
Dr
Waxaan iga su'aal ah timaha_garka kasoo baxo
Tusaale markan xiirto 3days kadib markiiba way soo baxan micnaha tijiibo ban samayey wiil sxbnhy baan isku Mar wada xiiranay marka aniga markiiba way isoo baxaya, asiga weli xitaa ma'aysan soo madoobanin maxaa la dhihi karaa inkasto xukunku Alle uu leeyahy
SomaliDoc:
Taasi waa arrin dabiici ah dadkuna way ku kala duwan yihiin, waana wax abuurista qofka ku xiran, sida loo kala dheeryahay ayuu jirka shaqadiisane u kala duwan yahay, tinta soo bixideeda waxaa u xilsaaran dheecaano uu jirkaaga soo daayo, waana sababta dadka qaar ay dhakhso ugu soo baxaan, dadne uga soo daahaan.
Akhaa Binu Jowhari:
Thanks Doctor ilaah haku xifdiyo by akhaa binu jowhari
Navigation
[0] Message Index
Go to full version