Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Asc  Dr
Waa A/kadir
Dr adigo mahad San waxan halkan kugu soo gudbinayaa su 'aaal ku saabsan Wadnaha Doc. Waxan dareemaya Mar Mar wadnuhu oo samaynayo girir nuuca giriirkuna jig jiga oo automatic ah anigana waxan ubaahdaa markaan isku arko in neefsi badan qaaato seconds kadib waxan kusoo laabanayaa Normal key marka pulmonary veins wadnuhu dhiiga siya ama ka qaaada miyaaa xinjir gashaaa kadib wadnuhu force ay ku noqota in u normal ushaqeyo marka xinjir meesha ka baxdo... Dr Waxaan kaa rajayna yaa talo dad badan in ay saas yihiin lagayaabe mhdsnid
Doc.

SomaliDoc:
Xinjir gasho xididada sambabka wax sahlan maahan, lamana dareemo garii kaliya, laakiin waxyaabo badan ayaa keeni karo wadna gariirka ee fadlan dhakhtar u tag, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1423.0

Akhaa Binu Jowhari:
Thanks Doctor ilaah haku xifdiyo

Navigation

[0] Message Index

Go to full version