Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Warbixin iga sii daawada la yiraahdo hair move?
(1/1)
Awil5:
Asc mudane magacu wa ahmed waxaan jeclahay in aad war bixin iga siiso dawada la yiraahdo hair move oo lagu jaro timaha sida bisqinta iyo kil kilaha dawadaa maxeey side effects ledahay hadaan u adegsado garka iyo sharbaha aad ayan kugu mahadcelinayaa doctor shaqada aad inoo heyso allaha kaa ka abaal mariyo aduun iyo aaqiraba mahadsanid
Awil5:
Maxeeyna ledahay side effects
SomaliDoc:
Dhibaatooyinka ay keento ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version