Author Topic: Su'aal: Nabarada jirka kaso baxo oo ladhaho waa tuf?  (Read 3204 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Manna

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Nabarada jirka kaso baxo oo ladhaho waa tuf?
« on: May 22, 2016, 06:00:35 PM »
asc somdoctrs suasha aa qabo waxey tahay sida an badankeen kawarqabno waxa jirto wax somalida intoda bdn ay aminsanyihin oo ah in mararka qaar nabar kaso baxo jirka oo ladhaho waa tuf yaanan wax dawo ah lasinin wey udarantahaye ama hebel baa hada kahor kaso baxay oo dawo lasiyey u dhintay,  marka doctor mxa kajiro arinkas?  iyado qofka caabuq xun ka muuqdo ayaa hadane laleeyahay wax antibiotics lama siinkaro ee qof kutufo hala raadiyo ama rer hebel baa kutufa iyo wax nuucas ah, ma quraafad ba mise waxba kajiro arintas?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Nabarada jirka kaso baxo oo ladhaho waa tuf?
« Reply #1 on: June 03, 2016, 08:46:06 PM »
Arintaasi waa quraafaata ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Walal qoorta infection maku dhacaa ? Hadii uu ku dhacase dhibato ma ukeena jirka kale waa maxase cal

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 21355
Last post February 18, 2011, 08:44:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33313
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa dhib igu haaya kuleyl dareen kulul leh oo jirka oo dhan?

Started by DargaayBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 13004
Last post April 14, 2011, 07:15:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena kor cuncun waliba jirka dhan gasatan naaasaha?

Started by NehaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12435
Last post February 06, 2016, 03:31:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19816
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc