Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Nabarada jirka kaso baxo oo ladhaho waa tuf?
(1/1)
Manna:
asc somdoctrs suasha aa qabo waxey tahay sida an badankeen kawarqabno waxa jirto wax somalida intoda bdn ay aminsanyihin oo ah in mararka qaar nabar kaso baxo jirka oo ladhaho waa tuf yaanan wax dawo ah lasinin wey udarantahaye ama hebel baa hada kahor kaso baxay oo dawo lasiyey u dhintay, marka doctor mxa kajiro arinkas? iyado qofka caabuq xun ka muuqdo ayaa hadane laleeyahay wax antibiotics lama siinkaro ee qof kutufo hala raadiyo ama rer hebel baa kutufa iyo wax nuucas ah, ma quraafad ba mise waxba kajiro arintas?
SomaliDoc:
Arintaasi waa quraafaata ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version