Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay Anafranil 25 mg?
(1/1)
m.mo141:
Waa maxay Anafranil 25 mg?
SomaliDoc:
Waa daawo loo qaato, murugada, niyad jabka, welwelka, waswaaska iyo xanuuno kale oo ka agdhow isbadallada niyadda ku dhaco.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version