Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Infection ka ku dhaca dumarka uurka leh?

(1/1)

Salaan Abdi:
Asc
Dr. Waxa aan ku  waydiiyay hadii uu Gabadh  uur leh infection ku dhaco gaar ahaan xubinta taranka oo finan yaryar uu ku sameeyo wakhtigii dhalmaduna soo dhawdahay ilmihii koobaad " dhakhtarku ma ku samayn karaa Gubid finkaas uu gubaayo si loo baabiiyo finkaas infection ku keenay ee ku dhexyaala xubinta taranka sida dhakhtarkaasi noo sheegay ?  Arintaasi caafimaad ahaan wax dhiba ma leedahay ?
Jasaaka Allahu khayr Doctor.

SomaliDoc:
Gubitaanka la sameeyo mar horaa laga tagay, caafimaadkane uma fiicno, qof uur lehne kuma sii jiro ee fadlan qoraalkaan bal akhriso marka hore: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3280.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version