Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gabar walaashayda ah ayaa daawo loo soo qoray?

(1/1)

Akhaa Binu Jowhari:
Dr ugu horayn waxaan kaaga mahad calinayaa dadaalkaaaga wanagsan aad u hayso bulshada soomaaliyeed  meel kasta ay joogaan.
Adna Ilaah hakaa abaalmariyo.
Dr  su'aashayda waxay tahay gabar walaashayda ah ayaa daawo loo soo qoray magaceedu waa  PRIMOLUT N 5mg marka waxay qabtaaa hypertension ama dhiig kar

Dr adigoo mahadsan ma qaadan kartaa?
Dr dawadaasi waa kaniini ma'ahan irbad marka dose ka dawada intee laqaata malinta?
Dr          thanks

SomaliDoc:
Fadlan qoraalkaan ka akhriso warbixin ku saabsan daawada Primolut N: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3318.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version