Author Topic: Su'aal: wll ciladan maxaa loo yaqaan?  (Read 3233 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Darmaan123

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 29
  • Points: +0/-0
Su'aal: wll ciladan maxaa loo yaqaan?
« on: May 31, 2016, 09:09:38 AM »
Waxaan arkay qof aanad wax qaldan ama isdhaaf ah aanad ka dareemayn hadana sidaad u wada socotaan ee aad dariiqa u maraysaan ayuu arkayaa laba dhagax ama laba qori oo meel yaala ka dib intuu ku leexdo ayuu dusha iska saarayaa ama simayaa.

isagoo caadi kuugu sheekaynaya ayuu hawshaana iska wataa oo dhagxaantaas iyo daasadahaas uun buu isasaarsaarayaa.
hadaad waydiisid sababtana waa iska caadi buu kugu odhanayaa isaga oo aan waxbaba iskusii mashquulin inuu kuu sharaxo.
haddana cabaar markaad socotaan ayuu arkayaa isla sidii oo kale laba dhagax oo is ag yaal, ka dib wuu isku habaynayaa. hadduu dusha iska saari karo dusha ayuu iska saarayaa haddii kalena wuu isku simayaa.
wax kalena ka dareemi maysid.

haddaba diktoore arrintaasi ma cudur maskaxeed baa maxaase la dhahaa xanuumkaas wll?.

Mahadsanid diktoor




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: wll ciladan maxaa loo yaqaan?
« Reply #1 on: June 18, 2016, 01:06:14 PM »
Waxaa loo yaqaanaa "Compulsive disorder", ka akhriso halkaan qoraal aan hada ka hor uga hadlay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3700.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58525
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 165870
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 109958
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 60417
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 65372
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig