Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Huruuda iyo Neefta?

(1/1)

Abdi21:
Walaalaha qiimaha badan waad ku mahadsantihiin sida aad noogu soo gudbiseen noogagana faaiideeyseen waxtarka huruuda marka waxaan qabaa su aal ah qabkee ayeey u isticmaalayaan dadka neefta qaba iyo sanboorka mahadsanidiin

SomaliDoc:
Huruuda waa la isku qiiqiyaa ama la isku uumiyaa intii biyo kulul lagu shubo, waxaa kaloo ku darsan kartaa caano qandac ah, kadibne waa cabaysaa ugu yaraan maalintii sadax jeer.
Akhriso qoraal ku saabsan sidaa sanboorka aad iskaga daawayn kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version