Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Crown iyo laserka haaraha?
(1/1)
Idilburhaan:
Asc,,,dr ,,, ilkaha ayaa crown gashan rabay so.wax dhib miyee leeyihiiin ilaa iyo meeqo ihaanayaan,,, midakale
Lezerka wax side effects miyuu leeyahay
SomaliDoc:
Talooyinka ku saabsan "crown"-ka la gashado, faa'idada aad ka filan karto, dhibaatada ay kuu keeni karto intaba waxay ku xiran tahay waxyaabo badan in lagaa ogaado sida caafimaadka ilkahaaga, caabuq ciridka ah, cudurro kale haddii aad qabtid sida macaanka iyo wixii la mid ah, haddii aad tahay hooyo inay uur qaado damacsan iyo warbixino kale oo badan, waxaa haboon in su'aashaas uu kaaga jawaabo qofka caafimaadkaaga ka war hayo oo aad joogto ula xiriirtid.
Idilburhaan:
Laserka haaraha ayaa. Rabay inaa usaga baabi,iyo so wax dhib miyuu leyahay side effects ayaa donaayi Ina ogado am a daawo baabiso haday jidho
SomaliDoc:
Wax dhib ah oo wayn ma lahan, laakiin ma jirto damaanad in boqolkiiba 100% uu kaa baab'in doono khaasatan hadduu maqaarkaaga uu madaw yahay.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version