Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka Bararisada?

(1/1)

Abadirf:
Asc dhamaan daqaatiirta  halkaan jirta
waxaan waydiin lahaa daqaatiirta
Cudurka Bararisada .?
maxaase keena bararisada.?
Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Bararisada cudur noocee ah ayaad u taqaanaa? Gobollada soomaaliya magaca bararisada cudurro kala duwan ayay u yaqaanaa ee fadlan soo sheeg kan aad ka wadid.

Abadirf:
Mahadsanid dr

Bararisada waxaan u aqaanaa in qofka Jirkiisa meel kamid ah bararto.
Inta badan gacmaha ayay gashaa. Badanaa faraha ayey jabisaa ama qaloocisaa qofka.
Inta badana waxaa lagu arkaa dadka godadka ama barkadaha ama dhagaxa jabiya. Lkn hadda cid walba si aan caadi ayay ugu dhacaysaa.

SomaliDoc:
Ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7117.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version