Author Topic: Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?  (Read 7565 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hanadhaliyay

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?
« on: May 30, 2016, 06:13:41 PM »
asc.
Dr, salaan kadib waxaa marar badan  i dhibay gaaska caloosha ama H-Pilory iyo gooryaan isku darsan dhaqaatiir local ah oo aan la xiriiray wax talo ah ima siin daawo bas daawadaasna wali kuma bad qabo

Su,ashayda waxay tahay sideen iskaga daweyn karaa dr abdullahi , daawadee u qaataa iyo cuntooyinka aan iska ilaalinayo ii sheeg?
Mida kale gooryaanka caloosha dhib badan ayuu igu hayaa ee sideen u dabar jaraa noolahan igu dhex nool?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Gaaska bactera-yada sababta ama Gaas calooleed?
« Reply #1 on: June 05, 2016, 07:59:59 PM »
Jawaabta su'aashaada ka akhriso qoraalladaan:
1- Waa maxay H. Pylori: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0
2- Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0
3- Welwelka iyo Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6391.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee loo dhimi karaa acid ka gaaska amaba loo ciribtiri karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21080
Last post September 09, 2015, 01:14:18 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Digirta/Cambuulada qofka gaaska qabo ma u daran tahay?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10495
Last post February 18, 2012, 11:03:37 PM
by Naale
Su'aal: Ma jirtaa daawo natural oo lagu daaweyo xanunka gaaska?

Started by AlmisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 55306
Last post August 15, 2015, 02:42:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?

Started by Wiil.SoomaliyeedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5949
Last post March 18, 2016, 12:05:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan iska daaweyay Gaaska calosha oo mudo la jiifay?

Started by Bakars0nBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5855
Last post June 05, 2016, 08:03:07 PM
by SomaliDoc