Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa I cun cunaya xididka xubinta taranka?

(1/1)

Kaatib:
Asc  all  somali doc  wan  idin  salamiy  saln  kadib  waxan  raba  in  layga  jwabo  suashan  ::kaadi  markay kaadi  iqabato  waxa I  cun  cunaya  xididka  xubinta  taranka  kaadidane  wa y  kulushahy  markay  iga  soobaxayso  nabraa  ku  yaalo  xubinta  taranka  maxaa  keenay  xanuunkas  & nabraa as? ???? Wad  mahadsantihiiin

SomaliDoc:
Waa noo ka mid ah infekshanka, waxaana loo yaqaanaa Urethritis, wuxuuna qeyb ka yahay caabuqa kaadi mareenka, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0

U tag dhakhtar si laguu baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version