Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee Ku Yareen Karaa Miisaankeyga?

(1/1)

Jaakeye:
Asc Sln Qaali Ah Kadib Dr Wiil Sxb-keey Ah Ayaa Iyiri Su'aashaan Dr-ka Iiweydii Wuxuu Yiri Sidaan: Waxan Ka Cabanayaa Baruur Ama Cayil Saa'iid Ah Wax Badana Ma Cuno  Hadana Misankayga Wuu Sii Kordhayaa Sidoo Kale Mudo 6 Bil Ah Waxan Aadaa Gym Oo Waxan Rabaa In Aan Miisaanmeyga Yareeyo Lkn Wali Wuu Sii Kor Dhayaa Sido Kale Waxan Isku Arky Dil Dilaac Jirka Ah Ee Maxaa Keeno?

SomaliDoc:
Saaxiibkaa u sheeg talooyinkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=613.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version