Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gudaha afka ilaa dhuunta iyo dhanxanaga?

(1/1)

Khaliil1:
Asc..  Waxaa i haayo af xanuun.  Gudaha afka ilaa dhuunta iyo dhanxanaga. Calaamadaha af qaleeyl daran carabka dhuunta  iyo   sanka meeysheey iska galaan ayaan xanuun ka dareemayaa dhanxanaga wuxuu i yeeshay dil dilaac midabkana waa is badalay. Dhagta hoosteeyda qeybta margiga ku aadan barar yar.  Kurtumaha carabka oo soo weynaaday. Madax wareer iyo xanuun daal, hadaan 10 seexdo xitaa waxaan daremayaa daal indho xanuun. Vision Blurry. Dabcan af shiir.  Faruuryahoo jilif cad cad iga korto.  My early  symptoms  dry mouth vision bulerry. Lips on white jelly. Dizziness.  Waa mahadsantihiin

SomaliDoc:
Astaamaha aad tilmaantay oo idil waxay ka tarjumayaa caabuq afka ah, wuxuu noqon karaa bakteeriyo ama fungus, waxaa haboon in aad dhakhtar u tagti si laguu wiisiteeyo laguuna baaro.
Kuuska bararan ee dhegta dhinaceeda ah waa qanjir kacsan, sababtuan waa infekshanka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version