Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun ah finan kasoo baxa jidhka?

(1/1)

Diyo:
Asc bahda Somalidoc.com
salaan ka dib waxan waydiinayaa
Doctorka
Finan ayaa iga soo baxa jidhka
ha ugu darnaadaan lugaha iyo gadhka
dhawr jeerna waan la kulmay dhakhaatiir
lkn marka aan daawada isticmaalo waan ka bogsadaa
marka ay dhamaatana gadaal ayay ka soo noqdaan
dhakhaatiirtu waxay ii sheegeen in cilladu dhiiga ka imanayso
Illahay ayaana caafimaadka bixiya
markaa diktoore talo ayaan kaa doonayaa
se maxaa sababi kara xanuunka noocan ah?

SomaliDoc:
Nabraha aragti ayaa lagu gartaayee, dhakhaatiirta aad u tagtay xanuunka magac ma kuugu sheegeen? mise ii sheegi kartaa daawooyinka laguu qoray?

Diyo:
waxa la ii soo qoray  Doxycycline capsules 100mg
iyo vitamin E 400mg  doctor

mahadsanid

Navigation

[0] Message Index

Go to full version