Author Topic: Su'aal: Waxaan ka cabanaa xanuunada ku dhaca sanka iyo indhaha?  (Read 4096 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamed amiin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Asc dakhtar waa maxamed cali su,aal ayaan qabay oo ku saabsan caafimaadka su,aasha waxay tahay xiliyadaan oo kale markii la gaaro dadka badi anigu aan ka mid ahay waxaan ka cabanaa xanuunada ku dhaca sanka iyo indhaha waxaana la isku arkaaa bilahaan oo kale xiliga lente. sankii oo ku cuncuna ay usii dheertahay indhisisho badan marar qaar oo aan ufahmay carafta geedaha lkn aniga anigoo jooga gurigeyga ayaa mararka qaar aad u hindhisoodaa iyo indhihii oo ku gaduutaan kuna cuncunaan  aniga ima gaduudan lkn aad bay ii cuncunaan haweenkii markaan seexdo weliba gacmaha la galaa cuncunka dartii subixii waxaan soo kacaa anigoo indhaha ibarsan sidoo kale aniga sankana waaka   cabanayaa cuncun yar indhisishadeyduna way badan tahay dakhtar ayaan utagay goojo ayuu ii soo qoray waa kasii daray waayo waxaan isku arkay sanka oo cub idhaha iga xerma marka isticmaalo goojada waa furmaa markii geedaha igu soo neefsadaan goobta aan kunoolahay waa Nederland cuduradaan waxa la igu sheegay keliya in ay ka jiraan yurub gaarahaan xiliyada lentiga waayo geedaha ayaa soo nuraya marka faafaahin badan managa siin kartaa waa qodob muhiimad weyn uleh waaye bulshada soomaalida aad baan kuu salaamayaa dokhtorka




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ka cabanaa xanuunada ku dhaca sanka iyo indhaha?
« Reply #1 on: June 20, 2016, 02:53:01 PM »
Waa xasaasiyad, waxaadna ka cabanaysaa Sanboor ee kaga bogo qoraalkaan waxa keeno, astaamaha lagu garto iyo qaababka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 27205
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 49504
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31085
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26189
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36564
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc