Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jimicsiga iyo Ramadaanka?
(1/1)
Mohamoud Omar:
Asc Dr iyo dhamaan akhyaarta sharafta leh salaan kadib Dr qofki jimicsi/Gym samayn jiray maalinti waqtiga ramadaanka ma samayn karaa? maxayse u dhimaysa caafimadka?
mahadsanid
SomaliDoc:
Waxaa haboon jimicsigaaga in aad ka dhigatid afurka iyo taraawiixda inta u dhaxayso si cunanda aad u cuntay tamar loogu badalo, ma fiicna in aad jimicsatid adigoo sooman, waxaa kugu dhici kara fuuqbax maadaama laga yaabo in aad siyaado u dhidid, tan oo aan u fiicnayn caafimaadka murqaha iyo kilyaha intaba.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version