Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Gaws xanuun laba jeer ayaan dakhtar utagay?

(1/1)

Siciid Cawil:
Asc salaan kadib waxaa ihaya cuno xanuun muddo ihayay waxaana sababay ilig /gaws xanuun labajeer ayaan dakhtar utagay wax isbadal ahna mahayo finan yar yar oo cad cad ayaa igasoobaxa maalmo kadibna way soodhacaan meeshana ay kasoobaxaana way soo go,aysaa xanuunkuna waajoogto markaa wax talo ah fadlan halaysiiyo

SomaliDoc:
Finanka halkee ka soo baxaan? Waxa soo dhacayane waa maxay? Fadlan soo faahfaahi cabashadaada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version